ladqabo
(m.dh)

1. Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan. 2. ld laqdabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ladqabo

laqdabo [m.dh]
1. Qiyaano; dhagar. 2. ld ladqabo (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg