lahan
(m.l)

1. Raad waxyeello leh, qarsoon oo uu reebo cudur iwm. 2. Ciil caro badan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lahan

goco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday/-coday, -catay/-cotay)
Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.

loof [m.l]
1. Harraad badan. 2. Lahan; laxaw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg