lallabbo
(m.dh)

ld lallabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lallabbo

labbalabboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld lallabboo.

labbalabbood [m.l]
ld lallabbood.

lallabo [m.dh]
1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.

laqanyo [m.dh]
(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.

liidaanyo [m.dh]
(daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg