lalmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax laallaadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lalmi ↴
kolmee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
Ka k.: wax, wax kale ka soo laalaadin ama lalmin.
lalmin [m.f.dh]
eeg lalmi. ld lalmis.
lalmis [m.l]
ld lalmin.
lul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Wax ruxid. 2. Wax meel ka soo lalmin.
tukallalmis [m.l]
Geed miracaska ka mid ah; odajecel.
lal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Wax duulid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg