lamahuraan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Wax aan la'aantoodu la ahaan karin, aan la huri karin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lamahuraan

lamahuraannimo [m.dh]
Lamahuraan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg