lammaanad
(m.l)

ld dammiinasho.

lammaanad
(m.dh)

ld dammiinad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lammaanad

lammaan [m.l]
1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.

lammaan [m.l]
(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.

lammaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg