laq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)ld liq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laq ↴
idaad [m.dh] (-do, m.l)
1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo. laqanyo
laadadyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld Laqanyoo.
qaalalyo [m.dh]
Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan.
taallaquf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Raaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).
taallaqufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taallaquf.
waddo-halaq [m.l]
Waddada ay maraan xamaaratadu.
xabaalaqode [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Nin dadka dhinta qabriyada u qoda.
xabaalaquf [m.dh]
Qarandi; saddexsuulley.
aammin [m.l]
1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
afkalaqaad [m.l]
ld afkalaqaadid.
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.