laqlajis
(m.dh)

(bot.) Geed faalala oo leh laamo iyo caleemo jilicsan oo xooluhu daaqaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqlajis

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg