laqmo
(m.l)

1. Rabsho badan (qof dhallinyar). 2. Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.

laqmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Qof da'yaraan ku dhimasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqmo

laqmasho [m.f.dh]
eeg laqmo. ld laqmad.

laq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld liq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg