larid
(m.f.dh)

eeg lar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh larid

raaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii. raacsii

lar [m.l]
1. Xusuus xun. 2. Laqanyo.

lar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax, wax kale ku kordhin. 2. Wax, wax kale ku qurxin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg