laxaamad
(m.dh)Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.
laxaamad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Bir iwm alxamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laxaamad ↴
laxaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la alxamay ahaansho (bir iwm).
laxaamadid [m.f.dh]
eeg laxaamad².
laxaamadnaan [m.f.dh]
eeg laxaamadan. ld laxaamadnaansho.
laxaamadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laxaamadnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg