laxan
(m.l)

Iswaafajinta ereyada iyo muusigga (hees).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laxan

laxamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
(muus.) Laxan u yeelid.

qallaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld qallacan.

lax [m.dh] (-xo, m.l)
1. Neef ido ah oo curtay. 2. Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg