laxo
(m.l)

Urur xiddigo ah oo tiradoodu lix ka kooban tahay. ld lixo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laxo

yalalaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld yalanyalxo.

birilaxooxeed [m.dh]
Weel bir ah, fidsan, culus, dheg la qabsado leh oo laxooxda lagu dubo.

birlaxooxeed [m.dh] (-dyo, m.dh)
Birdaawe.

boolaxooftayn [m.dh]
ld boolixooftayn.

boolaxooftee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay,-teysay)
ld boolixooftee.

boolaxoofto [m.dh]
ld boolixoofto.

halqaban [m.l] (-nno, m.dh)
Daboolka birta canjeerada ama laxooxda.

kaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun laxow badan dareemid.

laxoox [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.

la [mu.y.ac]
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.

la [h]
Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg