layac
(m.l)ld laayac¹.
layac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)ld laayac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layac ↴
laayac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin. 2. Wax aan la ilaalin. ld layac¹.
laayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihid. ld layac².
laayacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
laayacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la layacay ahaansho. ld layacan².
laayacmid [m.f.dh]
eeg laayacan¹. ld layacmid.
laayacnaan [m.f.dh]
eeg laayacan². ld laayacnaansho, layacnaan, layacnaansho.
layacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay)
ld laayacan¹.
layacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld laayacan².
lay [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-aayay, -aysay)
1. Wax baabi'in. 2. Wax dhammayn. ld laa.