layrso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Neecaw isu dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh layrso

layrsasho [m.f.dh]
eeg layrso. ld layrsad.

layr [m.dh]
Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg