laystaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

L. ah: nin dhibaato iyo waxyeello badan leh.

laystaan
(m.dh)

Waxyeello badan oo cidi geysato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laystaan

ursad [m.dh]
1. Cudur ku dhaca eyga iyo naasleyda la bahda ah oo ay calaamo u tahay biyonicid iyo laystaannimo. 2. ld ursasho.

dirrow [m.l]
Baaba; kharrib; laystaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg