led
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

ld lad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh led

beled [m.l] (-ldaan, m.dh)
Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.

beledee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Meel beled ka dhigid.

beledeyn [m.f.dh]
eeg beledee.

beledeysasho [m.f.dh]
eeg beledeyso. ld beledeysi.

beledeysi [m.l]
ld beledeysasho.

beledeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.

belediyad [m.dh]
Dawladda hoose.

jaho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-haday, -hatay)
1. ld jiho 2: wax uun ku dhaqaaqid. 2. Xanuun la ledi waayid.

jalledan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
ld jalladan¹.

jalledan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld jalla-dan².

l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg