leef
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Si tartiib ah carrabka wax u marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leef ↴
gaalleef [m.dh] (-ffo, m.)
1. Nooc ka mid ah toorreyda oo godan. 2. Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.
xalleef [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
X. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.
xalleefato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro.
xalleefi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xalleef ka dhigid (wax).
xalleefin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalleefi.
xalleefsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax xalleef laga dhigay ahaansho.
xalleefsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalleefsan. ld xalleef-sanaansho.
xalleefsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xalleefsanaan.
garraw [m.l]
1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro.
jalaato [m.dh]
Waxyaabo macmacaan oo laysku daray oo inta la qaboojiyo markay fariistaan la muudmuudsado ama la leefleefo.