leefi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld leefsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leefi

xalleefi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xalleef ka dhigid (wax).

xalleefin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xalleefi.

leefid [m.f.dh]
eeg leef.

leefin [m.f.dh]
eeg leefi.

leefsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay carrabka wax mariso gayeysiin. ld leefi.

muri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Murud leefid.

murudso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg