leegleegsasho
(m.f.dh)

eeg leegleegso. ld leegleegsad, leegleegsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leegleegsasho

banaanadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1.(f.g) Qof nafley kale legdid. Tus. “Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”. 2. (f.mg) Leegleegsasho.

leegleegsad [m.l]
ld leegleegsasho.

leegleegsi [m.l]
ld leegleegsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg