leegleegso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Qof fara marnaan socosho. 2. Hawl la'aan socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leegleegso

leegleegsasho [m.f.dh]
eeg leegleegso. ld leegleegsad, leegleegsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg