leelleel
(m.l)Masiibo.
leelleel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Qof masiibo la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leelleel ↴
leelleelid [m.f.dh]
eeg leelleel².
leelleelsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax masiibo la kulmay ahaansho.
leelleelsanaan [m.f.dh]
eeg leelleelsan. ld leelleelsanaansho.
leelleelsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld leelleelsanaan.
leelleeltir [m.l]
Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo.
leelleeltir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid masiibo ku dhacday wax siin.
leelleeltiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la leelleeltiray ahaansho.
leelleeltirid [m.f.dh]
eeg leelleeltir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg