leelo
(m.dh)

1. Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo. 2. Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leelo

haleelo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Geel markaa dhalay.

hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

jaleelo [m.dh]
(bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg