leexad
(m.l)

ld leexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexad

labaleexad [m.l]
ld laballeexad.

laballeexad [m.l]
Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.

leexad birlabeed [m.l] (-dyo ..., m.dh)

leexasho [m.f.dh]
ld leexad.

wareeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.

weydhaan [m.l] (-nno, m.dh)
Warwareegga ay sameeyso leexada.

leex [m.l]
Caano is haysta oo la matago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg