leexasho
(m.f.dh)

ld leexad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexasho ↴

dillaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².

gambo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb.

leexad [m.l]
ld leexasho.

wareeg [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.

wareegso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Meel wax u beddelasho. 2. Ka w.: meel ama wax ka leexasho.

weeco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Wax leexasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg