leexin
(m.f.dh)eeg leexi. ld leexis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexin ↴
dawar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².
dhalleexin [m.f.dh]
eeg dhalleexi. ld dhalleecin, jalleecin.
dug [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin. 2. (f.mg) Foorarsasho.
duub [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay,-btay)
1. (f.g) Dermo, maro, xarig iwm dhowr jeer isku-dulwareejin. 2. (f.g) Nabar gaarso ku marid. 3. Cid boqrid. 4. Cajalad, hadal, hees, iwm ku sajalid. 5. (f.g) Xoolo si ay u dheereeyaan u kaxayn. 6. (f.g) Xoolo jihaday u socdeen ka leexin. 7. (f.mg) Isk u d.: qof ku dhegid.
duw [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-uway, -uday; f.a: du')
1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg) Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Iskud./isud.: wax isku dubbarrid.
goo [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-ooyay, -oysay)
1. (f.g) Wax jarid. 2. (f.g) Xaajo go'aan ka gaarid. 3. (f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
jimbac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -bici)
Wax dhinac u leexin.
jimbici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhinac u leexin.
kawir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Doonni ama markab meel u leexin.
leex [m.l]
Caano is haysta oo la matago.