leexo
(m.dh)1. Dabayl dhacda oo cirka u kacda. 2. Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan. 3. Qallooc gala kurus geel.
leexo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)Jid lagu socday ka weecasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexo ↴
dhalleexo [m.dh]
ld dhalleexid.
leexayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.
qode [m.l]
1. Cirboor; cirwareen; leexo. 2. Nooc qaadka hareeriga ka mid ah oo gaagaaban aadna u jilicsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg