leexsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dhinac u weecsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexsan

laab [m.l] (-bab, m.l)
1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro. luuq, jiiro

dadab [m.l] (-byo, m.dh)
1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

jimbacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax dhinac u leexsan ahaansho.

leexsanaan [m.f.dh]
eeg leexsan. ld leexsanaansho.

leexsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld leexsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg