leexsasho
(m.f.dh)eeg leexso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexsasho ↴
dhalleexsasho [m.f.dh]
eeg dhalleexso. ld dhalleecsad, dhalleecsasho, dhalleecsi, dhalleexsa.
duwo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-uday/-uwaday, -uwatay)
Wax leexsasho (cid).
finiinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax badan oo wada jira oo ordaya, mid ka mid ah gooni u leexsasho.
jimbaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Wax dhinac u leexsasho.
qolayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Biyo badan dar yar ku leexsasho. 2. Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
weecso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax leexsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg