leexso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leexso

dhalleexso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Dhinac eegid. 2. Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.

leexsasho [m.f.dh]
eeg leexso.

leex [m.l]
Caano is haysta oo la matago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg