legdid
(m.f.dh)

eeg leged². ld leged¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh legdid

banaanadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1.(f.g) Qof nafley kale legdid. Tus. “Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”. 2. (f.mg) Leegleegsasho.

buuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.

cawralegdid [m.f.dh]
eeg cawraleged².

luqunjibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg