leged
(m.l)

ld legid.

leged
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gday, -gedday; -gdi)

Qof legdamaya dhul ku dhufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leged

casarleged [m.l]
Nooc uunsiga ka mid ah oo aad u udgoon.

cawraleged [m.l]
Wax yar oo la siiyo ruux ishiisa laga baqayo.

cawraleged [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gday, -gedday)
Qof ishiisa laga baqayo wax yar siin.

gorofleged [m.l]
Lugta dambe ee geela meesha maqaarka adag leh oo marka uu fadhiyo dhulka ku hayo.

legdid [m.f.dh]
eeg leged². ld leged¹.

leg [m.l] (-gag, m.l)
Saraarka iyo hilibka saaran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg