leylisarkaal
(m.l) (-raakiil, m.dh)

Qof tababbar ugu jira in uu noqdo sargaal ciidan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leylisarkaal

leylisargaal [m.l]
ld leylisarkaal.

leylisarkaalnimo [m.dh]
Leylisarkaal ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg