lib
(m.dh)1. Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul. 2. Abaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lib ↴
baabbul [m.dh] (-lo, m.l)
1. Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash. 2. Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro. shaash
gaalib [m.l]
Nooc fardaha orodkooda ka mid ah.
gaalib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Faras orod aan dheerayn samayn.
gaalibid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaalib². gaalib
maafoos [m.l] (-syo, m.dh)
Nooc ka kd mid ah libaax badeedka halista ah. ld maanfoos.
qaalib [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Sida qaalibka ah: sida loo badan yahay.
waaray [m.l]
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.
aar [m.l] (-rar, m.l)
1. Libaax weyn oo lab. 2. Nin geesi ah. 3. Aargoosad.
adan [m.dh]
1. Libaaxa tan dheddig; gool. 2. Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah. 3. Koox libaaxyo ah.
adkow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaaday, -kaatay)
1. Wax adag noqosho (wax). 2. Ka a.: wax ka lib helid.
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.