libaaxbadeed
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)(c.nafl.) Nafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga weyn, oo dadka iyo kalluunka yaryar cunta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libaaxbadeed ↴
baraxume [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
Nooc libaaxbadeed ka mid ah oo xilliyada qaarkood u soo erya kalluunka badda xeebta. ld barixume.
cawaweer [m.l]
Nooc ka mid ah libaaxbadeedka.
daaqi [m.l]
Nooc shabaagta ka mid ah oo lagu dabo libaaxbadeedka yaryar.
suummiir [m.dh]
Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg