libays
(m.l) (-syo, m.dh)(c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libays ↴
baankariis [m.l]
(c.nafl.) Qanjidh laga helo lafdhabarleyda oo ku yaalla laba-iyo-tobanlaha iyo beeryarada dhexdhooda. Wuxuu soo daaya insaymyo dheefshiid oo u badan tiribsinoojin, amaylase libays kuna shuba laba-iyo-tobanlaha iyaga oo sii maraya marinka baankariyeed.
golroonow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Ka g.: cid libaysasho.
libaysad [m.l]
ld libaysasho.
libaysasho [m.f.dh]
eeg libayso. ld libaysad, libaysi.
libaysi [m.l]
ld libaysasho.
libayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Lib helid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg