libcas
(m.dh)

1. Xiddigga afaraad ee daalallida una dhexeysa gudha iyo mareegadheer. 2. Nooc qodaxda ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libcas

gudban [m.dh]
1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax adag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg