libdhi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ku l.: wax meel wada gelin. Tus.: “Musbaarka derbiga ku libdhi”. ld libri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libdhi

aroori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3. Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin. 4. Wax wax kale ku libdhin.

aruuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.

carceer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax muuqaalkiisa libdhid.

carceerso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax muuqaalkiisa libdhid.

jilibdhig [m.l]
1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhigid.

jilibdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U j.: cadaw si adag u caabbiyid.

jilibdhigasho [m.f.dh]
eeg jilibdhigo.

jilibdhigid [m.f.dh]
eeg jilibdhig². ld jilibdhig¹ (2).

jilibdhigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg