libdhin
(m.f.dh)eeg libdhi. ld librin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libdhin ↴
aroori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo oomman meel biyo leh u kaxayn. 2. Hoos u dhigid. 3. Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin. 4. Wax wax kale ku libdhin.
aruuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kale ee ugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
librin [m.dh]
ld libdhin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg