libiq
(m.l)

Dhoobo aad u qoyan.

libiq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

L. ka sii: libiqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libiq

dhaygag [m.l]
1. Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn. 2. ld dhaygagid.

dhaygag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ku dh.: yaab awgiis wax iyadoo aan la libiqsanayn eegid.

fagiiji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ku f. indhaha: libiqsi la'aan indhaha wax ku eegid.

libiqsad [m.l]
ld libiqsasho.

libiqsasho [m.f.dh]
eeg libiqso. ld libiqsad, libiqsi.

libiqsi [m.l]
ld libiqsasho.

libiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.

lib [m.dh]
1. Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul. 2. Abaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg