libirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qarsoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libirsan ↴
aruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo ku libirsan ahaansho. ld urursan.
libirsanaan [m.f.dh]
eeg libirsan. ld libirsanaansho.
libirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld libirsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg