libri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld libdhi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libri

eri [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-ryay, -riday/risay; -ryi)
1. Wax cayrin. 2. Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid. 3. Ku e.: dalool wax ku librin.

libdhi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ku l.: wax meel wada gelin. Tus.: “Musbaarka derbiga ku libdhi”. ld libri.

libdhid [m.f.dh]
eeg libir. ld librid.

libdhin [m.f.dh]
eeg libdhi. ld librin.

librid [m.dh]
ld libdhid.

librin [m.dh]
ld libdhin.

ruubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ciid jilicsan iwm dhexgelid, ku dhex librid.

lib [m.dh]
1. Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul. 2. Abaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg