liciif
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

ld laciif¹.

liciif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

ld laciif².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liciif

diiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.

himise [m.l]
Iftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.

laciif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-fyo/-fiin, m.dh)
l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.

laciif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².

laciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.

laciifid [m.f.dh]
eeg laciif². ld daciifid, liciifid.

laciifin [m.f.dh]
eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.

liciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld laciifi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg