liciifi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld laciifi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liciifi

diiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.

laciifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.

laciifid [m.f.dh]
eeg laciif². ld daciifid, liciifid.

laciifin [m.f.dh]
eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.

liciifin [m.dh]
ld laciifin.

liciifis [m.l]
ld laciifin.

liciifis-habdhis-makiineed [m.l] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg