liciifis
(m.l)ld laciifin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liciifis ↴
laciifin [m.f.dh]
eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.
liciifis-habdhis-makiineed [m.l] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.
liciif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld laciif¹.
liciif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld laciif².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg