liciifis-habdhis-makiineed
(m.l) (-dyo, m.dh)(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liciifis-habdhis-makiineed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg