lid gufaaco
(m.l) (-ooyin, m.l)

(juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lid gufaaco

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg