ligane
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)

1. Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman. 2. Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.

ligane
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Xarriiq ama sallax waxaa la yiraahdaa waxa ay ligane u tahay xood haddii ay ku qotonto taabtaha xoodka halka barta ay xarriiqda iyo xoodku ku kulmaan. Tusaale ahaan, gacanka goobo wuxuu ku liganyahay meeriskaa goobo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ligane

xariq ku ligan sallax [m.l] (-qo ..., m.l)
eeg ligane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg