ligligid
(m.f.dh)eeg liglig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ligligid ↴
liglig [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan. 2. Qoryo iswaydaarsan oo qumbaha afkiisa lagu sameeyo.
liglig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ruxruxid, dhaqdhaqaajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg