liibaanid
(m.f.dh)eeg liibaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liibaanid ↴
qaneecaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax barako yeelasho. 2. Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad².
liibaan [m.dh]
Khayr; baraare; guul.
liibaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Khayr la kulmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg